DAAWO VIDEO:Mashruuca Taakulada Ciidanka Qalabka oo Muqdisho Lagu Daahfuray

0
60

Waxaa habeenkii xalay lagu qabtey magaalada Muqdisho munaasabad lagu daahfuray mashruuca taakulada ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya.
Munaasabadda waxaa ka soo qaybgalay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xiran dharka tuuraha ah, Afhayeenka Aqalka Sare ee Soomaaliya, Raysalwasaaré Xasan Cali Kheyre iyo kuxigeenkiisa Khadar, Wasiiro, Saraakiisha ciidanka yo weliba guddoomiyaha gobolka Banaadir Taabit.