allxamar
generaal 10752492_10152752711195675_1417165635_o
|

DOCOMENTIYO:Ganacsatada Gobolka Banaadir oo ka soo hor-jeestay Hoggaanka Rugta Ganacsiga

Guddiga Ganacsatada Gobolka Banaadir ayay kaga soo horjeesteen Hoggaanka Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed ee dhowaan la doortay, kaddib war qoraal ah oo ay maanta soo saareen.

Guddiga Ganacsatada Gobolka Banaadir ayay qoraalkooda ku sheegeen in aysan wax kalsooni ah ku qabin Hoggaanka Rugta Ganacsiga, iyadoo ugu baaqay dowladda inay fara gelin ku sameeyeen khilaaf ka taagan rugta ganacsiga.

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Apr 18 2017. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Recently Commented