allxamar
generaal 10752492_10152752711195675_1417165635_o
|

Guddoomiyaha xiriirka Kubadda Cagta Afrika oo Magaalada Muqdisho lagu soo dhoweeyaySawirada

Guddoomiyaha Xiriirka kubadda cagta Qaaradda Afrika Maxamed Axmed ayaa maanta oo Isniin ah  soo gaaray magaalada Muqdisho, Guddoomiye Axmed Maxamed oo dhowaan loo doortay xilka waa mas’uulkii ugu horeeyay ee CAF madax ka aha oo yimaada Soomaaliya, wuxuuna u dhashay dalka Madagascar.

Waxaa garoonka Diyaaradaha Muqdisho ku soo dhaweeyay xubno ay horkacaysay Wasiirada Cayaaradaha Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye iyo Guddoomiyaha kubadda cagta soomaaliya.

Kadib markii uu soo degay waxaa uu si toos ah u tagay Garoonka kubadda cagta ee Banaadir Stadio

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Apr 17 2017. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Recently Commented