allxamar
generaal 10752492_10152752711195675_1417165635_o
|

DAAWO VIDEO:Soomaalida Toronto oo Banaanbaxweyn dhigay iyo Duqa Magaalada oo la hadlay dadkii banaanbaxayay

Soomaalida degan Magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa Waxay Marki ugu Horeysay sameeyen banananbaax ay ku mideyan san yahiin oo ka Dhacay Xarunta city hall oo  looga taliyo

Kadiib marki La xiray  xarun weyn oo Lagu magacawo Sakinah Community Center oo ku taalo Bariiga magaalada Toronto Wariye Mahad Carabow cali oo Bananbaxasi ka qeyb Galay ayaa waxaa uu  La kulmaay dad aad uu fara badan uu ka mid Yahay Duqa magaalada Toronto.

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Jan 21 2017. Filed under Maqal & Muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Recently Commented