Isku Aadka Wareega 16-aad Ee Champions League-ga oo la sameeyey

0
88

Waxaa lagu dhawaaqay isku aadka wareega 16-ka ee koob horyaalada yurub Champions League-ga oo lagu qabtay Magaalada Nyon ee dalka Swizerland.

Man City v AS Monaco

Real Madrid v Napoli

Benfica v Borussia Dortmund

Bayern Munich v Arsenal

Porto v Juventus

Bayer Leverkusen v Atletico Madrid

PSG v Barcelona

Sevilla vs Leicester City