allxamar
generaal 10752492_10152752711195675_1417165635_o
|

Ka Dhiibo Aragtidaada Istiraatiijiyadda Qorshaha Qaran Ee Ka Hortagga Xag-jirnimada

Wadatashi Dadweyne ee ku aadan Istraatejiyada Heer Qaran iyo Qorshe Howleedka Ka Hortaga iyo La Dagaalanka Fikirka Rabashadaha wata ee Xagjirka.Istiraatiijiyadda-1 (2)
unnamed-1-10Dowladda Federaalka Soomaaliya waxey diyaarisey Istraatejiydan heerka Qaran ah, waana nuqulkii labaad oo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee dalka gudihiisa jooga iyo kuwa Qurbaha jira, waxaan ka codsaneynaa inay akhristaan Istraatejiyada oo ay waxii fikir iyo talo ah ay hayaan ku soo biiriyaan si Istraatejiyada u noqoto mid ka tarjumeysa xaalada rasmiga ah ee dalka, si xal waara loogu helo fikirka xagjirka rabahsadaha wata oo culeys weyn ku haya bulshada Soomaaliyeed.

Sidaas daraadeed wadatashigan waxuu furan yahay mudo 2 usbuuc ah oo qof walba uu fikirkiisa ku soo biirin karo, Waxaana ugu danbeysa maalinta 9ka September 2016. Waxaadna aragtidaada ku soo diri kartaa cvesomalia@gmail.com ama mpicsom@gmail.com

Lifaaqa hoose ka daalaco Qorshaha Istiraatiijiyadda Qaran.
Istiraatiijiyadda-1 (2)

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Aug 27 2016. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Recently Commented