Arsenal vs PSG, Barcelona Vs Manchester City , Isku Aadka Wareega Guruubyada Champions League Oo La Sameeyey.

0
105

Isku aadka wareega guruubyada ee tartanka Champions League ayaa la sameeyey waxaana kooxaha isku aadaya ama guruubka ugu xiisaha badan uu yahay group-ka ay ku jiraan kooxaha Manchester City iyo Barcelona.
11Waana Group C ,waxaana la daawandoonaan Guardiola oo wajahaya kooxdiisa hore ee Barcelona maadaama uu isaga hogaaminayo kooxda Manchester City.

Group A: Paris St-Germain (France), Arsenal (England), Basel (Switzerland), Ludogorets (Bulgaria).

Group B: Benfica (Portugal), Napoli (Italy), Dynamo Kiev (Ukraine), Besiktas (Turkey).

Group C: Barcelona (Spain), Manchester City (England), Borussia Monchengladbach (Germany), Celtic (Scotland).

Group D: Bayern Munich (Germany), Atletico Madrid (Spain), PSV Eindhoven (Netherlands), Rostov (Russia).

Group E: CSKA Moscow (Russia), Bayer Leverkusen (Germany), Tottenham (England), Monaco (France).

Group F: Real Madrid (Spain), Borussia Dortmund (Germany), Sporting Lisbon (Portugal), Legia Warsaw (Poland).

Group G: Leicester City (England), Porto (Portugal), Club Brugge (Belgium), FC Copenhagen (Denmark).

Group H: Juventus (Italy), Sevilla (Spain), Lyon (France), Dinamo Zagreb (Croatia).

Xilliga la cayaarayo ilaa bilow mid fiinal
13-14 September – First round of group matches
6-7 December – Final round of group matches
14-15/21-22 February – Round of 16, first leg
7-8/14-15 March – Round of 16, second leg
11-12 April – Quarter-finals, first leg
18-19 April – Quarter-finals, second leg
2-3 May – Semi-finals, first leg
9-10 May – Semi-finals, second leg
3 June – Final (Cardiff)