VIDEO:Mo Farah ayaa difaacday 10,000m kadib markii uu meel iska saaray cayaartoydii Itoobiya iyo kenya

0
60

Goor dhow ayuu Mo Farah asalkiisu yahay soomaali balse u ordayay dalka Ingiriiska waxaa uu difaacday 10,000m , isagoo meel isaga riixay cayaartoyadii ka socotay Itoobiya iyo kenya isba daa kuwa kale ee Caalamka, Tartanka Olombikada aduunka ee ka socda baraziil.
338b7918-139c-4d11-aa60-cbbcb9a0a39c

Mo Farah ayaa cayaarihii Olombikada aduunka ee london lagu qabtay isla biladan qaatay mar kale ayuu dib u ceshaday