allxamar
generaal 10752492_10152752711195675_1417165635_o
|

DAAWO SAWIRADA :Qeybtii Labaad Safarkii Wasiirka Gaashandhigga ku tagay Tayeglow, Maxaa ugu yaabka badnaa ee Wasiirka halkaas ku arkay?

Waa Qeybtii Labaad ee Sawiradii socdaalkii Wasiirka Gaashandhigga Soomaaliya Gen Maxamed Sheekh ku tagay Magaalada Tayeglow ee Gobolka Bakool halkaas oo Wasiirka gaarsiiyay hub iyo qalab Ciidan oo loogu talagalay Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee jooga aagaas, Wasiirka ayaa waxaa la socday xubno kale oo ka tirsan Dowladda, waxyaabaha cajiibka leh ee Wasiirka halkaas ku arkay ayaa waxaa ka mid ahaa gabadha soomaaliyed ee ka tirsan Ciidamada qaranka oo diyaar u ah difaaca dalka,HALKAN KA DAAWO QEYBTII KOOWAAD SAWIRADA

BH0A1164 1 2 3 4 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 55

 

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Dec 25 2014. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Recently Commented