allxamar
generaal 10752492_10152752711195675_1417165635_o
|

DAAWO SAWIRO KALE Tartan Faneedkii Xalay Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya ku qabtay Magaalada Muqdisho

Waxaa halkan idinku soo gudbinaynaa Sawirada Tartan fanaaniin da’yar ah oo ay ku tartamayeen heesaha iyo suugaanta kale waxaana soo qaban qaabiyey Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya iyadoo bahda Fanaaniinta Hobalada Waaberi.Wasiirka Warfaafinta Mustaf Dhuxuloow ayaa sheegay bil kasta uu qaban doono tartanada nuucaan oo kale ah isagoo sheegay inuu u hambalyeenayo afartii dhalinyaro ee tartankii xalay guuleystay.WARBIXINTA TARTANKA HALKAN KA FURO

144 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Nov 2 2014. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Recently Commented