allxamar
generaal 10752492_10152752711195675_1417165635_o
|

DAAWO VIDEO:Mustaf Dhuxulow oo ka soo baxay kaalin aan horey looga baran Mas’uuliyiinta dalka,Socdaalkiisa Maanta oo Ciid ah iyo meelihii uu tagay

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa maanta oo ah maalintii koowaad ee Ciida waxaa uu sameeyay dhawr Barnaamij oo Wasiirku kula wadaagayay xaaladooda dadka ku dhibaataysan Magaalada Muqdisho sida barakacayaasha,Indhoolayaasha iyo Labo cunug oo isku dhegaa, iyadoo socdaalka Wasiirka loo arkay talaabadii ugu wanaagsanayd ee la qaado ama uu qaado Mas”uul ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya. HALKAN SAWIRADA KOOWAAD     HALKAN SAWIRADA lABAAD      HALKAN SAWIRADA 3 AAD

Wasiir Mustaf Dhuxulow oo mid ka mid ah Caruurta barakacayaasha xerada Boondheere la ciidayo.

Wasiir Mustaf Dhuxulow oo mid ka mid ah Caruurta barakacayaasha xerada Boondheere la ciidayo.

WAR WASIIRKA OO BOQDAY ISKUULKA INDHOOLAYASHA 28 07 2014

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Jul 28 2014. Filed under Maqal & Muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Recently Commented