DAAWO SAWIRADA:Wasiirka Warfaafinta Oo Booqday Ilmo Mataano Ah Oo Isku Dheggan

0
1

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa maanta oo ciid ah booqday cisbitaal ku yaalla xaafadda Suuq Bacaad ee degmada Yaaqshiid halkaasoo ay ku jiraan ilmo mataano ah oo qeybta dambe isaga dheggan.Wasiirka oo hadlay ayaa ballan qaaday in uu dadaal badan ku bixindoono wax u qabashada caruurtaasi, isagoo hoosta ka xariiqay in haddi ay caruurtani u baahanyihiin caafimaad dibadda ah ay dowladdu u qaadidoonto.
2 3 4 5 6 7 8