DAAWO SAWIRADA IYO VIDEO:Fanaanka Hareed Omaha Heestiisa Meher iyo Jilitaanka Gabar qurux badan

0
4

Fanaanka Hareed Omaha ayaa soo saaray Heesta Meher oo Eriyadeeda sameeyay abwaanka lagu magacabo Nuuradiin Xaaji Gacmo iyadoo duubista Muuqaalka Quruxda badan uu yahay soo saare Samatar Said Salah,Gabadha Jilitaanka Heesta qeyb weyn ka qaadatay isla markaana sabab u noqon doonto Heestan in la daawado waa Hani Love
1 2 4 5 7 8 9