allxamar
generaal 10752492_10152752711195675_1417165635_o
|

DAAWO VIDEO IYO SAWIRO:Fanaanka Dalmar Yare iyo Gabar wax ka jilaysa Heestiisa cusub Diradiraale

Fanaanka Dalmar Yare oo ka mid ah Fanaaniinta Soomaaliyed ee waqooyi America ku dhaqan  ayaa soo saaray hees cusub oo lagu magacaabo Diradiraale , waxaana heesta u duubay una farsamayay Director Samatar Said Salah,jilitaanka waxaa qeyb ka ah gabar qurux badan oo lagu magacabo Filsan Cabdi
5 4

Soo saare Samatar Said Salah waxaa uu ka mid yahay dhalinyarada Suurageliyay in dadweynaha Soomaaliyed daawadan Muuqaal Carsi ah oo Taariikhda geli doona wuxuuna inta badan soo saare ka yahay Muuqaalada Fanaaniin badan oo Yurub iyo America ku nool.

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Jun 13 2014. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Recently Commented