allxamar
generaal 10752492_10152752711195675_1417165635_o
|

DAAWO SAWIRADA:Wasiir Mustaf Dhuxulow iyo Ambassador Nicholas Kay oo Muqdisho ku kulmay

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimahaSoomaaliya Ambassador Nicholas Kay,Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa sheegay in kulanka uu la qaatay Wakiilka Gaar ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ay isla soo qaadeen xoojinta iyo dar dargelinta howlaha loogu adeegayo bulshada, waxaana uu Wasiirku intaa ku daray in dhankooda ay xoojinayaan howlahaasi.

DAAWO SAWIRADA:Wasiir Mustaf Dhuxulow iyo Ambassador Nicholas Kay oo Muqdisho ku kulmay

DAAWO SAWIRADA:Wasiir Mustaf Dhuxulow iyo Ambassador Nicholas Kay oo Muqdisho ku kulmay

Wasiir Dhuxulow ayaa tan iyo markii uu xilka Wasiirka Warfaafinta qabtay isku mashquuliyay inuu wax ka bedelo habkii hore ee loo arki jiray waxqabadka Wasaaradda isagoo hadda ka dhigay mid tayeysan oo kaalin ku leh wacyigelinta bulshada,Waana markii ugu horeysay Mas’uul darajadan ka haayo qaramada midoobay uu booqdo Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya.

15 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Jun 3 2014. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Recently Commented