allxamar
generaal 10752492_10152752711195675_1417165635_o
|

MUUQAALKA IYO SAWIRADA Heesta Cusub ee Fanaanka dhalinyarada ah ee Dalmar yare

Maanta Soomaalida ku dhaqan Yurub iyo America caawa ilaa iyo beri oo sabti ah ka nasanayan shaqooyinkooda halka kuwa ku nool gudaha maanta oo Jimcaha u badnaayan xaafad joog ayaa waxaan ugu talagalnay aqristayaasha inay nagula raaxeystan heesta cusub ee Fanaanka Dalmar yare dhawaan soo saaray.
Dalmar 3 Dalmar Dalmar2 Dalmar4Dalmar5

Muuqaalka Heestan oo ay ka qeyb qaadanayso gabar ayaa waxaa qoray Abwaan: Sonkor halka laxanka iyo Codka uu leeyahay Wiilka sanadihii dambe laga daba dhacay ee Dalmar yare hadaba nala daawada

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Oct 18 2013. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Recently Commented