allxamar
generaal 10752492_10152752711195675_1417165635_o
|

FANAANADA FARTUUN OMAR oo meel isaga riixday Hablaha Fanka ku jira ee Waqooyiga America ku nool, Daawo Muuqaal Qurux badan

Fanaanada loogu jaceyl yahay Waqooyiga America iyo meelo ka mid ah Qaaradda Yurub Fartun Omar ayaa markan si raaxo leh iyo qurux isku muujisay Muuqaalka Heesta QALBI iyadoo markan Fartuun meel isaga riixday fanaaniinta kale ee kula loo lamaya Maskaxda Bulshada Soomaaliyed
7 4 5Ka sakow Ereyadii Maxamed Deeq Alfa ,Laxankii Faarax Murtiile iyo Music By Hanad Yare waxaa indhaha laga qabsan karin quruxda iyo lebiska Fanaanada, Waxba yaan idin ku daalin faalo qeybta hoose ka daawo heesta.

HALKAN HOOSE KA DAAWO

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Aug 8 2013. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Recently Commented