koonfur
allxamar
header logo-111
|

Fanaanka Jooqle Oo Ka Badbaaday Isku day Dil‏, Waa sidee hadda Xaaladiisa Caafimaad?

Fanaanka soomaaliyeed ee Jooqle shire jaamac ayaa waxaa uu ka soo kabanaya dhaawac ay u geysteen Koox aan la garaneen magalada Nairobi.Sida ay sheegayan wararka Fanaan Joogle Shire ayaa bilihii la soo dhaafay ku sugnaa Magaalada xarunta kenya halkaas oo uu ka sameeyay dhawr hees oo uu kula hadlayay dadka soomaaliyed.
Jooqle

Fanaan Joogle ayaa hadda Xaaladiisa Caafimaad wanaagsan tahay waxaa uu u mahad celiyay dhamaan dadkii soomaaliyed ee ka murgooday dhaawac soo gaaray.

“haa waan wanaagsanahay waxay isku dayeen in ay i dilaan Laba Tooreey ayeey igu dhufteen Garabka iyo Gacanta Bidix meel dusheeda ah,laakiin hada waan wanaagsanahay” ayuu hadalkiisa ku yiri Jooqle.

Ugu danbeytiina xaalada Fanaanka Qaylo-dhaan ayaa wanaagsan,waxaana uu joogaa guriga uu ka dagan yahay magalada Nairobi,isagoona wata hawlihiisa caadiga ah,waxaana uu shacabka iyo taageerayaashiisa u diray Salaan.

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Mar 29 2013. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented