Fanaanada reer Waqooyiga Ameerika Sahruuja oo mar kale Banaanka soo dhigtay Muuqaalka Hees aad u Macan, Yaa ka Jir Macaan Fanaanada Bal Daawo Muuqaalka cusub
Fanaanada reer Waqooyiga Ameerika Sahruuja ayaa mar kale banaanka soo dhigtay hees aad u macaan oo dhan kasta laga soo diyaariyay, hadey noqota Cod, Laxan, Ereyo, Musik iyo intaas waxaa u sii dheer fanaanada oo la soo baxday muuqaal aad u qurux badan oo dad badan soo jiitay.



Sahruuja waxay ku cusub tahay Maslaxa Fanka laakiin waxaa hubaal ah marka aad eegto jirkeeda quruxda badan, qoob ka cayaarkeeda iyo codka in si deg deg ah ku qabsan doonto Maskaxda Bulshada Soomaaliyed ee ku xiran Fanka

