Fanaanada Xaawo Kiin, Ma aragtay Muuqaalkeeda cusub 2013 ka Adiga Isha la raaci doona Daawo

0
108

Fanaanada Xaawo kiin waxay ka mid tahay Fanaaniinta ugu codka macaan ee soo baxay sanadihii ugu dambeeyay waxayna durba Maskaxda iyo qalbiga ka qabsatay bahda ku xiran Heesaha iyo Musikada.
Heesta muranka badan dhalisay ee laga bixiyay jawaabo kala duwan ha iga roorin ayay soo saartay muuqaal Casri ah Xaawo kiin iyadoo weliba xiran dhar aad u qurux badan oo soo saaraya jirkeeda quruxda badan