|

Been ayay noqotay in Heesta habeen tagay Sooma Laabto loo qaaday Farxiyo Fiski, Daawo Muuqaalka Heesta Horey loo qaaday

Intiina xad iyo jeer la socotay wararka laga qoray Bashiir Hanuuniye iyo Farxiyo Axmed Cadaawe (Farxiyo Fiski) waxay salka ku haayan heeso soo baxay markii labada fanaan kala tageen, heesahaas oo siyaabo kala duwan loo fasiray.
Newsomali.com waxay ka mid tahay meelaha wararka lagu qoro oo arrimahaas si aad ah uga faalootay, waxaa ka mid ah Heesaha aan horey u sheegnay in Bashiir Hanuuniye u qaaday farxiyo Fiski Heesta habeen tagay sooma laabto  ay hadda noqdeen wararkaas kuwa been ah oo aan sal lahayn,

Haddaba waxaa soo baxday in Heestaan aan wax shaqo ah ku lahayn Farxiyo Fiski ay tahay oo kaliya hees uu Cope ku sameeyay Bashiir waxaana heesta horey u qaaday fanaan soomaaliyed..

Waxaa muuqata in Bashiir Hanuuniye iska jecelaaday inuu qaado heesta maadama inta badan Fanaaniinta cusub ay iska qaadan heeso qof kale leeyahay balse loo qaatay inuu ugu dan lahaa xaaskiisa hore Farxiyo Fiski, wararkaas hadda ayay beenoowan.

Haddaba Heesta Habeen tagay sooma laabto iyadoo horey loo qaaday Muuqaal la duubay waa tan Daawo

Marka uu Bashiir qaadayana waa tan

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Jan 24 2013. Filed under Maqal & Muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • abwaan: odagaan aal kuliistaha ah waxa uu ku hadlayo ayaan la yaabey walaahi in aan xasan shariif madax weeyne ahaan...
  • Matan: ACWB, War daarood iyo hawiye waxbo idiinma tarayaan ee eebe ka baqa oo camalkiinna wanaajiya, waxaad ku...
  • gabar galgaduud: ahoryaa aniga su aal aan qa baare majeerteen iyo ogaadeen iyo dhulbahant mawaxay dhasheen 1991...
  • Mmcaawale: War reer daaroodoow sidaan miyaa garashadiinii kusoo aruuurtay si kasta oo xaal noqdaba baahi ku heysa...
  • mire xuseen fandhe: ahahahahah waakan isku xaaray dee adeer kursiga ad ku fadhiso gus hawiye ayaa ku hoos jira iska...