|

Fanaanada Ayan Tromso, Waa Fanaanad Cod Macaan, Maxayse kaga duwan tahay Hablaha kale ee Heesa, Daawo Muuqaalkeda 2013 iyo Heesta Jacayl Waa Utun iyo Sawiro

Fanaanada Soomaaliyed Ayan Tromso oo degan dalka Norway ayaa soo saartay heesteeda cusub Jacayl Waa Utun oo lagu laray Muuqaal cajiib badan  iyo dareen jacayl sida uu leeyahay Wariyaha newsomali.com ee qaabilsan dhinaca fanka.
Ayan Waa Gabar aad u qurux badan isla markaana leh cod macaan oo xambaarsan dareen abuuris halis ah waxay iminka soo bandhigtay heesta JACAYL WAA UTUN, durba heestan dad badan ayaa ka helay.
Dadka ka faalooda fanka Soomaaliya waxay ku tilmaaman Ayan inay tahay Fanaanad dhameystiran dhinaca walba Cod, Muuqaal jir macaan oo ay kaga duwan tahay fanaaniinta kale waxaa intaas u dheer iyadoo ah fanaanad xad iyo jeer degan.
Dhawaan ayay tagtay Magaalada Muqdisho halkaas oo sidoo kale Ayan ku soo duubtay heeso muuqaal ah.

Fanaanada Ayan Tromso waxay degan tahay dalka Norway waxayna leedahay Fanaanada heeso kala daran oo mar walba kugu qasbaya inaad daawato waxaa kaloo jirta daawashada heesaha ka sokow jirkeeda quruxda badan ayaa sidoo kale kugu qasbaya in xad iyo jeer wehel la ahaato fananada.

Ayan Tromso, Soomaaliyed Jaceyl Waa Utun

Nuradiin Macalin Mukhtaar
nuradiin007@hotmail.com

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Jan 16 2013. Filed under Maqal & Muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • hawiye: Aduunyada ilaahey bal eeg waxaan oo kale ayaa lagu leeyahay wax la qeybso adeer waad ogtahay taariikhada aad...
  • Abdinasir: ADERYAALOW HADDII DHAQANKEENII SIDAAN YAHAY AQOONYAHANKEENIINA YAHAY KII AAN OGAY HAWIYA IYO DAAROODNA AY...
  • JAMAC KALIIL YAASIIN: BEERTAADII , GURIGAAGII , GARIGAAGII IYO GABADHAADIBBAA XOOG AYAAN KU HAYSTAA . MAR 2 AAD AYAAN...
  • yusuf: hawiye yaa ka huuro badan yaakatuugsan dad guryahiisi intaad dhacdeen baa hadana layiri madax weyne noqo wali...
  • Matan: Odayaasha belaha Soomaaliyeed waxaa loog baahan yahay in war murti leh ay ku hadlaan. Odayga reer puntland waa...