Tababarihii hore ee Barcelona Pep Guardiola oo ku hor ceeboobay Caalamka markii uu diiday inuu Salaamo Cristiano Ronaldo, Daawo Muuqaalka
Tababarihii hore ee kooxda Barcelona Pep Guardiola ayaa udiiday gacantiisa laacibka sare ee Real Madrid Cristiano Ronaldo intii ay socotay xafladii lagu bixinayay abaal marinta laacibka aduunka asbuucan.
Ronaldo ayaa Ka soo kacay fadhiga isagoo usoo socday masraxa waxaana uu soo ag maray meel uu fadhiyay Pep Guariola gacanta ayuu utaagay madama ay yihiin labo shaqsi oo is garaneysa laakin wuu ka jeestay Guardiola inuu salaamo Ronaldo
Ronaldo oo ay dad gadaashiisa socdeen ayaa ceshaday gacantiisa horey ayuuna isaga dhaqaaqay Pep ayaana kadib si eegay markii uu ka gudbay

