|

Fanaanada Marwo Cabdi oo soo saartay Muuqaal cusub Heesta Booli ee inta badan Nimco Dareen sheegta laakiin xaqiiqda soo baxday

Fanaanada Marwo Cabdi ayaa soo saartay Muuqaalka hees in badan muran dhalisay kadib markii Fanaanada socod baradka ku ah fanka Nimco Dareen sheegatay inay iyado leedahay heestaas isla markaana u sameeyay wiil C/llaahi la yiraahdo oo Soomaali jooga, laakiin mar dambe ayaa sheekadaas laga daba tagay haatan Fanaanadii asal ahaan lahayd heestaas ayaa waxay soo saartay muuqaal casri ah iyadoo weliba ka afeefatay Nimco Dareen.
Heesta Booli iyo fanaanada Marwo Cabdi waxaa lagu duubay dhawaan Magaalada Muqdisho waxaana heesta sameeyay Abwaanka caanka ah Xasan C/llaai oo loo yaqaano Xasan Geney, waxaana la qaaday 1983dii .

Muuqaalka Cusub ee Heesta Booli ee Marwo

Muuqaalkii hore ee Marwo

Nimco Dareen

 

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Dec 11 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • deeqo: maasha alaaaaaaah maasha alaaaaaaaaah alxamdulilaaaaaaaaah allahu akbar ilaahayoow adeey mahad kuu sugnaatay...
  • hassan: SXB AAN WAR YAR KU SIIYO OGAADEEN WAA DAAROOD WAANA REER PUNTLAND WAANA REE JUBALAND MAXAA NOO KALA SOOCAAN...
  • hab: Ilahay waxaan uga baraayay inuu uqubadka soo sara. Wxaa sabab uu ahayay dagaalkii kismayo ka dhacay
  • adde: ali hiraabe kkkkkk nin ciil iyo cudur cuqdadeed dilooday dheh,,warkaaga waa hiraab warkiis kkkkk eeey eey...
  • ayub: heestaan waxaa is kaleh ala u naxariistee axmed shariif killer iyo luul jaylaani cali somali webset iyo waxa uu...