|

Diraca Bacweynaha Ay Xirtaan Dumarka Soomaliyeed Oo Laga Dhigay Fashion Daawo

Diraca caanka ay ku yihiin hablaha Soomaaliyeed ayaa laga dhigay Fashion cusub kadib markii gabar lagu magacabo Isir ay keentay fikir cusub oo ah in Dirac Gabdhaha Soomaaliyeed ay xirtaan laga dhigo Fashion aduunka dhan laga qaato loona tolo qaabka saakooyinka ay xirtaan dumarka aduunka caanka ka ah.

Maanta ayaa lagu soo bandhigay xarunta dhanaqanka iyo hidaha Jabuuti gabdho xiran oo xayaysiinayo Dirac Gabdhaha Soomaaliyeed ay caanka ku yihiin kuwaaso loo tolay hab casri ah oo la jaan qadi karo habka labiska dunida.

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Dec 11 2012. Filed under Maqal & Muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • deeqo: maasha alaaaaaaah maasha alaaaaaaaaah alxamdulilaaaaaaaaah allahu akbar ilaahayoow adeey mahad kuu sugnaatay...
  • hassan: SXB AAN WAR YAR KU SIIYO OGAADEEN WAA DAAROOD WAANA REER PUNTLAND WAANA REE JUBALAND MAXAA NOO KALA SOOCAAN...
  • hab: Ilahay waxaan uga baraayay inuu uqubadka soo sara. Wxaa sabab uu ahayay dagaalkii kismayo ka dhacay
  • adde: ali hiraabe kkkkkk nin ciil iyo cudur cuqdadeed dilooday dheh,,warkaaga waa hiraab warkiis kkkkk eeey eey...
  • ayub: heestaan waxaa is kaleh ala u naxariistee axmed shariif killer iyo luul jaylaani cali somali webset iyo waxa uu...