|

Aamino Dhool iyo Zaynab Labo Dhagax oo soo saaray Labo Hees oo Muuqaal ah oo kala daran, Tallow Maxaa ka dhacay?

Zaynab Labo Dhagax oo ka mid ah Fanaaniinta looga jacayl yahay Soomaaliya isla markaana caan ku ah xerashada guntiinada oo ah marada soo saarta quruxda Dumarka jir ahaan qof ahaan ba ayaa soo saartay Hees wadani ah oo ay dhawaan duubaty iyadoo muuqaal ah.
Heestan Fanaanada waxay ku cabiraysaa sida waayuhu isku bedelo iyo sida Ayaamuhu u kala mudan yihiin, waxay sidoo kale waxay fanaanada ka hadlaysaa Waaga cusub ee dadka soomaalida u bariyay gaar ahaan dhismaha Dowladda cusub.

Dhinaca kale Fanaanada Aamino Dhool ayaa soo saartay Muuqaalka heesta DAMQASHO, Waana Hees Fanaanada si wacan ugu cayaarayso maadama badanaa lagu yaqaano Dhool inay dhaqdhaqaaq badan sameyso marka ay heesayso.

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Dec 11 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented