Muxuu ka yiri Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Dhismaha Dowlad Goboleedka Juballand iyo kaalinta kenya, Daawo
Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa ka hadlay Maamul u sameynta Gobolka Jubbooyinka ee dalka Soomaaliya xilli Soomaaliya ay ka gudubtay KMG ah oo loo dhisay Dowlad ballaaran.
Wareysi uu siiyay TVga Al Jazeera ayuu ku sheegay Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya inuu soo dhaweynayo Maamul Goboleed loo dhisa Jubbooyinka laakiin waxaa uu ka gaabsaday inuu ka hadlo kaalinta Dowladda kenya ee dhismaha Dowladd Goboleedka Juballand.
daqiiqada 14 aad markuu uu socda Wareysiga ayy Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya kaga hadli doona arrimaha Soomaaliya ee si fiican u daawo

