Fanaanada Farxiyo Fiska Oo jawaab dag dag ah Siisay Bashiir Hanuuniye Daawo Heesta Jawaabta
Fananaada Farxiyo Fiska ayaa jawaab adag soo siisay isla maanta fanaankii ay horay u kala tageen ee Bashiir Hanuuniye ayadoo tir ”Isma Qaaadi Karayne Inagu kala qul quli.”
Fanaanada ayaa sida la sheegay ka xanaqsaneed heeso uu bartamaha sanadkaan Bashiir Hanuuniye uu soo qaday hee oo lagu magacaabo (Habeen tagay Sooma Laabt
Dagaal Faneedkaan ayaa sii kicisay hees Bashiir Hanuuniye ay Hooyadiis u soo samaysay heestaas oo lagu sheegay in ay aheed hees sarbeeb ah oo hooyadu kula laheyd wiilkayga waan kaaga ducayay Farxiyo Fiska.
Lakiin waxaad u malaysaa in Farxiyo Fiska in dagaalka diyaar u aheyd una diyaarsaneed kadib markii heestii shalay isla maanta ay jawaab dag dag ah ka soo bixisay waxaana heesta jawaabta ah u samayay Abwaanka D’ada yar Ahmed Heykal oo dagan dalka Maraykanka.

