|

Boqorada Oslo Idil Barkhad Omar iyo Muuqaalka Heesteeda Beerdumar

Fanaanada loo bixiyay Boqoradda OSLO ee dalka Norway Idil Barkhad Omar oo maalmahan kacsan ayaa soo saartay Heesta Beerdumar oo ah Hees ka duwan heesihii horey u qaaday fanaanada, waayo Heestan waxaa laxanka saaray Fanaanka ugu heesaha badan fanaaniinta Soomaalida Xasan Aadan Samatar oo dadka qaarkiis ugu yeeran Xasan Baashi.
Fanaanada Idil Barkhad Omar waxay xiran tahay sida aad uga jeedan Muuqaalkan cusub dhar qurxan maadama ay fanaanada ay aad u qurux badan tahay, waxay sidoo kale fanaanada leedahay cod kicinaya dareenkada jacaylka.

Eriyada Heesta Beerdumar waxaa ka mid: Adaa   baday kuleelaha, ada baday in aan bacaad lugeeyo adaa baday in habeen bar inaan baxo madaw 

Warbixin Hore aan uga qornay Idil Halkan ka furo

Daawo Heesta Beerdumar

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Dec 10 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • shamso.seeraar: Kuwani qabiilka dhuuxa ka galay wax ey yihiin maleh..waa sida eeyo qeylinaayo.horay waxaa loogu...
  • Caleb G. Alvarez: Xildhibaanada dhaca loo geystay ayaa waxay kala yihiin C/raxmaan Xoosh Jibrii iyo Xildhibaan...
  • deeqo: maasha alaaaaaaah maasha alaaaaaaaaah alxamdulilaaaaaaaaah allahu akbar ilaahayoow adeey mahad kuu sugnaatay...
  • hassan: SXB AAN WAR YAR KU SIIYO OGAADEEN WAA DAAROOD WAANA REER PUNTLAND WAANA REE JUBALAND MAXAA NOO KALA SOOCAAN...
  • hab: Ilahay waxaan uga baraayay inuu uqubadka soo sara. Wxaa sabab uu ahayay dagaalkii kismayo ka dhacay