allxamar
|

Daawo Muuqaal Filim ah oo laga duubay socdaalkii Madaxweyne Xasan Sheekh ku tagay Magaalada Ankara iyo qaabkii Ciidamada Turkiga u soo dhaweeyan Madaxweynaha

Muuqaalkan waxaa laga qaaday Madaxweynaha Soomaaliya oo salaan ka qaadanaya Ciidamada awooda badan ee dalka Turkiga kadib booqasho 4 maalin qaadatay oo Madaxweynaha ku tagay dalkaas in kastoo maanta ku soo laabtay xamar.

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Dec 8 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented