koonfur
allxamar
10752492_10152752711195675_1417165635_o header logo-111
|

Halkan ka daawo sidi Ciidamada boliska Somalia ay u badbadiyeen Diyaarada Luftansa Airline, Dr C/qaasim Salaad Xasan Muxuu ka yiri isagoo ku hadlayay af Somali

Ciidamada Boliska Somalia ayaa waxay ahayeen Ciidamada ugu tababarka wanagsan inta badan qarada afrika waxaayna si xeladaysan u bad baadiyeen Diyaarada Luftansa Airline oo si afduub ah loga soo dajiyay Garoonka Calamiga ah ee Magaalada Muqdisho sanadi 1977.

Masulka hadlaya Wa Cabdiqasiim Salaad Xasan oo markaasi ahaa Wasiirka arimaha Gudaha Somalia waxaa una ka warbiixnaya sida ay tahay xaalada diyaarada iyo rakaabki saarna ee la badbaadiyay isagoo ku hadlay af soomaali balse laga turjumayay.

Diyaarada oo laga lahaa Jarmalka waxaa soo afduubay dad u dhashay Falastiini ah.

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Dec 7 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented