allxamar
|

Fanaanka Dahir Lucky oo la baashaalaya Gabadho Itoobiyan ah, Daawo Muuqaalka

Fanaanka Dahir Lucky Oo ah fanaan ku soo caan baxay Riwaayadi Qabyo, ayaa muddo sii horaysay Safar uu ku tagay Wadanka Imaaraadka Carabta Magaalada Dubai ,waxuuna halkaasi ku soo samayay heeso badan walow aan lahelin heesaha oo dhamaystiran lakiin waa la helay heesihii oo goos goos ah .

Dahir Lucky ayaa dhamaan heesaha uu soo samayay u ciyaarayaan gabdho Itoopiyan ah oo  si cajiib ah u ciyaaraya ,waxuuna ahaa fanaanka qof ay ka muuqato farxad iyo bashaal xad dhaaf ah.

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Dec 7 2012. Filed under Maqal & Muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented