Zaynab Labo Dhagax, Farxiyo Fiska, Hodan C/raxmaan, Nimco Dareen, Faadumo Hilaac iyo Fartuun Bariimo Yaa ku haysta dhinaca Lebiska, Daawo Sawiro Qurxan
Farxiyo Axmed Cadaawe oo loo yaqaano Farxiyo Fiska, Saynab Labo dhagax, Fartuun Bariimo , Hodan C/raxmaan ,Faadumo Hilaac iyo Nimco Dareen oo dhamaantood ka mid ah Fanaaniinta looga jacayl yahay Soomaali ayaa ku soo qaadanaynaa Barnaamij aan uga talagalnay quruxda lebiska fanaaniinta anigoo mar-ba dhawr fanaan soo bandhigi doono, haddaba yaa ku haysta gabdhahan dhinaca lebiska iyo jirka qurxan.

Zaynab Labo Dhagax

Fanaaniintan la iskuma haysta dhinaca codadka waayo ilaa iyo hadda ma jirto Fanaanad ku dhawaan karta dhinaca codka Farxiyo Fiska waayo waxaa la isku raacay inay tahay gabadha ugu codka macaan 21 sano ee Soomaaliya ku jirtay burburka
Faruun Bariimo

Farxiyo Fiska

Hodan C/raxmaan

Faadumo Hilaac
Nimco Dareen


Haddii aad wax fikir ah ka qabto qeybta hoose ka dhiibo anagana waa soo bandhigaynaa.
Farxiyo Fiska oo looga baaqay inaysan ka jawaabin heesta Bashiir Hanuuniye Hooyadiisa sameysay



