|

Ronaldo oo ka orod dheereeyay Usain Bolt -Daawo muuqaalka

Usain Bolt oo ah ninka ugu orodka dheer adduunkaan xilligaan la joogo ayaa Cristiano Ronaldo wuxuu ku yiri beentaa oo anigaa kaa orod badan.
Muuqaalka video-gaan aad hoos ka daawan doonto wuxuu muujinayaa Cristiano Ronaldo oo 96 metres oo garoonka dhexdiisa ah ku orday 10 ilbiriqsi oo kaliyaha ciyaartii Atletico Madrid ee sabtidii. Waa la ogaa inuu orod badan yahay laakiin lama ogeyn inuu sidaan u orod badan yahay.

Getting on the end of it: Cristiano Ronaldo sprints 96 metres in 10 seconds to get on the end of a ball that hits the post
Cristiano Ronaldo oo orodkii 96 metres ee 10ka ilbiriqsi  kubaddaasi birta ku dhuftay
Out in front: Bolt won the 100m in a time of 9.63 seconds
Bolt oo orodka 100m ku qaaday 9.63 ilbiriqsi

Daawo Filimka Ronaldo

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Dec 4 2012. Filed under Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • abwaan: odagaan aal kuliistaha ah waxa uu ku hadlayo ayaan la yaabey walaahi in aan xasan shariif madax weeyne ahaan...
  • Matan: ACWB, War daarood iyo hawiye waxbo idiinma tarayaan ee eebe ka baqa oo camalkiinna wanaajiya, waxaad ku...
  • gabar galgaduud: ahoryaa aniga su aal aan qa baare majeerteen iyo ogaadeen iyo dhulbahant mawaxay dhasheen 1991...
  • Mmcaawale: War reer daaroodoow sidaan miyaa garashadiinii kusoo aruuurtay si kasta oo xaal noqdaba baahi ku heysa...
  • mire xuseen fandhe: ahahahahah waakan isku xaaray dee adeer kursiga ad ku fadhiso gus hawiye ayaa ku hoos jira iska...