allxamar
|

Abramovich oo tababarihii 10d raadinaya

Kaaliyihii hore ee Chelsea Ray Wilkins ayaa aaminsan in milkiilaha Chelsea Roman Abramovich uu ka lumay dooqa lagu xusho tababarayaasha isla markaana uusan laheyn doorasho qayax oo cadd.
Wilkins, oo mudo 2 sano ah ka soo hoos shaqeeyay Abramovich ayaa yiri: “hadii uu dooqu kaa lumo dhibkeeda ayeey  leedahay. hadda Pep Guardiola ayuu raadinayaa markii uu yimaado wuu eryi doonaa, waayahaye yaa macalin ku noqon doona marka danbe? xageese tababare u doonan doontaa? waxaa imaan doonta marka danbe in shaqadaada la naco.”

56-sano jirkaan oo ka mid ahaa jiray  ciyaartoydii Chelsea ayaa 2008 wuxuu la soo shaqeeyay Luiz Felipe Scolari oo uu kaaliye u ahaa laakiin  Abramovich ayaa la eryay November 2010.

Rafa Benitez oo si ku meel gaar ah shaqada hadda u sii haya wuxuu ku guuldareystay inuu badiyo 3dii kulan ee ugu horyesay waxeyna u badan tahay in la eryi doono.

Kooxda Blues 9 tababare ayeey yeelatay tan iyo markii uu gatay kooxdaasi Russian Abramovich sanadkii 2003.

Abramovich & tababarayaashii uu eryay

  • Claudio Ranieri: May 2000 (appointed before Abramovich took over) – May 2004
  • Jose Mourinho: June 2004 – September 2007
  • Avram Grant: September 2007 – May 2008
  • Luiz Felipe Scolari: July 2008 – February 2009
  • Guus Hiddink: February 2009 – May 2009
  • Carlo Ancelotti: June 2009 – May 2011
  • Andre Villas-Boas: June 2011 – March 2012
  • Roberto Di Matteo: March 2012 – November 2011
  • Rafa Benitez: November 2011 -

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Dec 3 2012. Filed under Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented