|

Daawo Dagaalkii Magaalada Amsterdam ku dhex maray Soomaali loo diidan Sharciga Nederland iyo Booliska

Booliiska dalka Holland ayaa waxaa la sheegay inuu cagta mariyey teendhooyinkoodii islamarkaana uu xabsiga u taxaabay qaxooti Soomaali iyo wadamo kale isugu jira oo mudo dhowr bilood ah ku sugnaa teendhooyin ay ka dhisteen magaalada Amsterdam ee dalkaas Holland.
Ku dhawaad 40 ruux oo Soomaali ah isugu jira rag iyo dumar ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay ku noolaa guriyo laga dhisay Xaafad ku taala Magaalada Caasimadda ah ee Amsterdam.

Dadkan waa dad loo diiday sharciga deganaashaha ee dalka Nederland waxayna Dowladda Holland diiday in qaxootigan u aqoonsato dad maqangalyo doon ah.

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Dec 1 2012. Filed under Maqal & Muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • deeqo: maasha alaaaaaaah maasha alaaaaaaaaah alxamdulilaaaaaaaaah allahu akbar ilaahayoow adeey mahad kuu sugnaatay...
  • hassan: SXB AAN WAR YAR KU SIIYO OGAADEEN WAA DAAROOD WAANA REER PUNTLAND WAANA REE JUBALAND MAXAA NOO KALA SOOCAAN...
  • hab: Ilahay waxaan uga baraayay inuu uqubadka soo sara. Wxaa sabab uu ahayay dagaalkii kismayo ka dhacay
  • adde: ali hiraabe kkkkkk nin ciil iyo cudur cuqdadeed dilooday dheh,,warkaaga waa hiraab warkiis kkkkk eeey eey...
  • ayub: heestaan waxaa is kaleh ala u naxariistee axmed shariif killer iyo luul jaylaani cali somali webset iyo waxa uu...