Maxaa kala haysta Axmed Biif iyo Muno Sharaf, Daawo Muuqaalka
Muuqaalka Maanta Waxaa Kusoo Qaadaneynaa Heesta Naruuro Iyo Fanaaniinta Kala Ah Ahmed Biif Iyo Muna Sharaf Ee Daawasho Wacan, Labada Fanaan ayaa heestan ku muujiyay jacayl ka dhaxeeya labo qof kuwaas oo is weydaarsanaya eriyo macaan.


