koonfur
allxamar
header
|

Jawaab culus oo loo diray Fanaanada Nimco Yaasiin, Labada Fariin oo Muuqaal ah Daawo

Nimco Yaasiin oo ka mid ah Fanaaniinta waa weyn ee sida aadka ah loo jacayl yahay heesaha ay qaado ayaa markan waxay heshay jawaab lagana siinayo mid ka mid ah heesaha ay qaado fanaanada.
Fanaanada Nimco Yaasin ayaa qaaday Heesta ,  DABIIB, ERIYADA WAXAA KA MID AH DABEEYLAHA way i sidan, dhuufanuhu ima dhigan, badweynu doonada ila sii durqaysaa, waa Eriyada Heesta Nimco Yaasiin.

Nimco ayaa ku muujisay Jacayl wiil ay si aad ah u caashaqday iyadoo heesta laxan aad u macaan saaray fanaanka Saalax Qaasim Naaji, Eriyadana waxaa sameeyay C/risaaq Ibraahim Kooshin.

Laakiin nin dhalinyaro ah oo fanaan ah laguna magacabo Axmed Zaki ayaa soo qaaday jawaabta Nimco Yaasin ku socota, Laxanta heesta waxaad moodaa inay isku dhaw yihiin labada hees.

HEESTA AHMED ZAKI JAWAABTA

HEESTA NIMCO HOREY U QAADAY

 

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Nov 25 2012. Filed under Maqal & Muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented