|

Faadumiina iyo Omar Teesiyow Maxaa kala haysta, Yaa Shidan Muuqaalkan?

Fanaaniinta Soomaaliyeed ee Banaadiriga ku heesa ee kala ah Omar Teesiyow iyo xididgta waayahan Xamariga ku haysata ee Faadumiina ayaa soo wada duubay hees xamari ah oo lagu magacaabo Awdaare.

Heestan ayay u mataleen labadan fanaaniin qaab faneedkii lagu yaqiinay jilitaanka Banaadiriga ah waxaana ay si farxad leh ugu baashaaleen videoga iyagoo si sahlana u habeeyay.

Teesiyow iyo Faadumiiina aya k mid ah fanaaniinta fara ku tiriska ah ee dfanka Banaadiraga ah u taagan islamarkaana soo nooleynaya waayahan.

Heesta ayaa wax walba ka shidan  inkastoo uu Teesiyow si caadi ah iskaaga soo labistay hadana Fadumina oo ku magac dheer Huuma Sheekh Hilowle sida caadaada u aheydba waxey isku soo kala xertay modelkii u dambeeyay iyadoo ciyaarteedii caanka aheyd ee niikada iyo walaaqa raacisay.

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Nov 16 2012. Filed under Maqal & Muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented