|

Bal Arag Muuqaalka quruxda badan ee Degmada Cadaado la soo baxday, Maxay u qalantaa in loogu yeero?

Degmada Cadaado oo ka mid ah degmooyinka ku yaal bartamaha dalka Soomaaliya ayaa bilihii la soo dhaafay waxaa ka soconayay dib u dhis ballaaran oo lagu horumarinayo degmadaas.
Dib u dhiska iyo dayactirka ka soconaya magaalada Cadaado ayaa waxaa horboodaya jaaliyada dibbada ee ka soo jeeda degmada Cadaado.

Dayactirkan ayaa ah mid laga dareemayo qeybo badan oo kamid ah degmada Cadaado oo hadda xarun u ah maamul la magac baxay Ximin Iyo Xeeb.

Magaalada Cadaado ayaa dhinaca caafimaadka waxaa ka furan isbitaalka Cadaado oo urur wadani ah gacanta ku haya iyadoo isbitaalka uu haysto labo baabuur oo ambalaas ah kuwaa oo shacabka degmada Cadaado ay ugag faa’ideystaan sidii loogu keeni lahaa isbitaalka dadka xanuunsanaya.


Ganacsi xooggan ayaa ka jira degmada Cadaado waxaana degmadaas ganacsigeeda uu ku xiran yahay magaalada Muqdisho iyo gobolo badan oo dalka Soomaaliya ah.

Sidoo kale degmada Cadaado ayaa isbedel dhinaca waxbarashada ah uu kamuuqdaa iyadoo ay ka furan yihiin dugsiyo hoose dhexe iyo sare ah waxaana ka socda haatan dadaal lagu doonayo in lagu furo jaamacadii ugu horeysey ee ay yeelato degmada Cadaado.

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Nov 15 2012. Filed under Qormooyinka, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • abwaan: odagaan aal kuliistaha ah waxa uu ku hadlayo ayaan la yaabey walaahi in aan xasan shariif madax weeyne ahaan...
  • Matan: ACWB, War daarood iyo hawiye waxbo idiinma tarayaan ee eebe ka baqa oo camalkiinna wanaajiya, waxaad ku...
  • gabar galgaduud: ahoryaa aniga su aal aan qa baare majeerteen iyo ogaadeen iyo dhulbahant mawaxay dhasheen 1991...
  • Mmcaawale: War reer daaroodoow sidaan miyaa garashadiinii kusoo aruuurtay si kasta oo xaal noqdaba baahi ku heysa...
  • mire xuseen fandhe: ahahahahah waakan isku xaaray dee adeer kursiga ad ku fadhiso gus hawiye ayaa ku hoos jira iska...