allxamar
|

Ma Sofia Maxamed-Baa mise Deeqa Rooda, Yaa u sabab ah taageerada Mahad Jeesta

Fanaanka Mahad jeesta ayaa taageero buuxa ka helay labo gabdhood oo degan Norway kuwaas oo fanaanka ka caawiyay labo hees oo muuqaal ah kuwaas oo si aad ah loola dhacay.
Sofia Maxamed iyo Gabar kale oo Deeqa la yiraahdo oo dad badan u arkeen inay yihiin labo gabadhood oo aad u qurux badan ayaa fanaanka mahad jeesta u sababay taageerada dadka soomaaliyed.

Sofia Maxamed waxay ka caawisay heesta Saciida oo si la yaab leh u meteshay taasi waxay ku heshay taageerayaal fara badan, dad ku dhaw dhaw fanaanta ayaa sheegaya in dhawr fanaan hadda ku tartamayan in gabadhan kala qeyb qaadato heeso muuqaal ah.

Dhinaca kale Gabadha Deeqa ayaa iyadana lagu amaanay howsha muhiimka ah ee heesteda muuqaalka ka qaadatay waxaa dadka qaarkiisa gabadhan ku tilmaaman inay tahay laf dhabarka taageerada Mahad Jeesta.

Waa Gabar cad oo aad u qurux badan xiran dhar soo saaray quruxda dumarnimadeeda waa deeqa.

Heesta Sofia iyo Mahad jeesta

iyo Heesta kale Deeqa Rooda.

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Nov 13 2012. Filed under Maqal & Muuqaal. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented