|

Imise dagaal ayaa dhex maray Ciidamadii Sayid Maxamed C/lle Xasan iyo Ingiriiska, maxaa kala socotaa Somalidii Ingiriiska la safatay, Daawo Barnaamijkan

Aqristow ma doonaysa inaad wax ka ogaato Taariikhda Sayid Maxamed Abdulle Xasan, Mise wax ka og tahay gabyadiisa noocyada kala duwanaa, kulankii ugu horeeyay ama is aragii ugu horeeyay Siyadka iyo gumeysigii Ingiriiska,maxaase kala socotaa dagaaladii dhex maray Ingiriiska iyo Daraawishtii Sayidka waa Barnaamij Taariikh fog xambaarsan fadlan daawo.


Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Nov 13 2012. Filed under Maqal & Muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • abwaan: odagaan aal kuliistaha ah waxa uu ku hadlayo ayaan la yaabey walaahi in aan xasan shariif madax weeyne ahaan...
  • Matan: ACWB, War daarood iyo hawiye waxbo idiinma tarayaan ee eebe ka baqa oo camalkiinna wanaajiya, waxaad ku...
  • gabar galgaduud: ahoryaa aniga su aal aan qa baare majeerteen iyo ogaadeen iyo dhulbahant mawaxay dhasheen 1991...
  • Mmcaawale: War reer daaroodoow sidaan miyaa garashadiinii kusoo aruuurtay si kasta oo xaal noqdaba baahi ku heysa...
  • mire xuseen fandhe: ahahahahah waakan isku xaaray dee adeer kursiga ad ku fadhiso gus hawiye ayaa ku hoos jira iska...